Gabaygan waxaa tiriyay naiga oo ah Muxumed Maxamed Abdi waxana u tiriyay jabka tariikhii ah ee soo gaadhay Maxmed Subeer koonfuta wajeer wana gabay hor dhac ah oo aan doonayo in ay cid iiga soo jawaabto si aan u sii laba jibaaro maanso jeebka iiug jirta.
Gabaygan waxa uu ifinayaa dibin daabyo lagu wado beesha Maxamed Subeer oo ay kuwadaan dad anan jilabka ahayn .
Waxaan u geraray qaar kamid ah dadka beelaha ah ee waligood Maxamed Suubeer sal gooya hadana iyaguna surunka fadhiya iyo sida aysan Maxamed Subeer ooga fakarin howshaasi.
Waxaan tusinayaa dadka qaar in aysan Maxamed Subeer luminin kurisgii barlmaanka ee koonfuta wajeer Balse ay jiraan dibin dabayo cad kuwaas oo haboon in talabao kama danbays ah laga qaato.
Waxaan tusinayaa qaar kamid ah buslhada Maxamed Subeer oo iyagu ummashay oo anan abid dib oogu soo noqon doonin Maxamed Suber iyo kuwo wali cagta ku haya wadadii umalka.
Gabaygan waxaan u soodiray webka www.danwaanews.com oo ah web ay inta badan bulshadu kuwada xidhiidho waxana isleeyahay in y gadhi doonto fariintaydani dhulbadan iyo dad badan .
Waxaan aad oogu mahad celinayaa warbaahinta Danwaanews.com oo runtii ah mid aad u wacan oo aan ladhacnay sida ay bulshada oogu adeegto.
Hlakan ka aqriso gabayga oo qaraal ah
Gabayga magaciisu waa Jalfis iyo Jabkii Subeer
Ninwaliba gabayga uu jirin jiilka ka cadeeye
Johorad iyo ku amaan maanso jamaceede
Anigana waxaan kaga jigsiin jilaab ii xidhnaayee*****
Jiilaal dheer nin soo maraan ahayo luunku ku jaraystay.
Jaanqeertuna ay jasadkiisa saarantahay jamac ahaantiisa.
Roobna anana ka jirsaninoow jabaq gariiraya.
Waa jumlayso hadalkayga iyo meesha ula jeedkoo*****
Afartaa kuu kala jar jaray jeebka kuba qaado.
Kala jabka subeer haystana waa mid jiri abidki dheh.
Anigana jarbaan dagayo waan jaahaysani dheeh*****
Jirabka iyo dhibtada kuwaa subeer jabka laba dooni
Waa jaahilii jaga rabtiyo jeeb waxay galine
Waa jinni gowso madow iyo kuwuun jirin abtirkoodiiye.
Niman yahow waxaad jeceshihiin waa jaha la ,aan dhe
Jidkaad manta haysnaa waa jaarka ooda dhana dheh
Kajoogaay war waa jalfis iyo cuqdad jiridkeed dheeh********
Jeeraar amaadin iyo ragii abdile jilibkooda.
Ugaas nuur majiifsanin hadaan runta laga jeedin
Cali nasir jeeb wax kuma qaadanin jaa ir abidkiiye.
Balse jarbaa meel u taala oo wax buu jamanaaye
Jilba gooyo ragbaa nagu wadoo jabiyay reerkiiye.*************
Ugaas nuur majiifsanin hadaan runta laga jiidan
Aden yusuf wakaa wuu jaramay jimicsina diidaye
Raabina majoogsaninoo Rajuu sugayay dheh
Jagle orabuu haaa adan sheikh jiif ka fogaaday.
Hablaha sara joogay soo jeedka dhamaystay .
Ragbaa jilba gooyo nagu wadoo jabiyay reerkiiye***
Ina iileey jeeska wax kama qaadin joofle oorakiiye
Jini wareersan iyo rooxaanbaan jowle u afuuftay
Abdi malikbaa jarato iyo kariday meelu ku jaa ifoobay
Isna waa kajiitayo wakaa kismayo jeeblaynee***
Jabad yaday dagaan dadkayu maanta jamaoodu
Waa mid jabay mid jiitami iyo mid joore u hayaamay
Habas wayne kolba xaalo anaan loojooginbay jaman awgoobeyaye.
Juquraafigu waa uu kaqaladamay jago ahaanteede.
Oo jaheeyaha laga qaladayo jaha wareer weeyee****
Jowr falka iyo dhibtaadii horay loo jidaystay
Justice iyo cadaalad la,aanta jaratay beesheenii
Juuqda iyo jaaqda kuwaa loo diiday lawada jikaaray
Aniguu jiidhku ii huriyoo jiifka ladi waayaye
Oo Jeermiskaan rabaa in ana kasaaro bulshadan wada jiratay dheh.
Gabaygan waa hordhac waxana sugayaa cid iiga soo jawabaato waxaana xusidmudan in aan wali kaydinayo manso farabadan
W/t Muxumed Mohamed Abdi
filo isaga oo cod ah insha allaah goordow
FG:Figrada gabaygan waxay khaas ku tahay qofka ku saxiixan
Danwaanews.com masuul kama ah .
Shortlink:
war waa laguu jawaabi lahaa lkn afkagaba lama garan hayo wanalagatagay waa gii ogaden isugabyijiray tankale adiga cidaadtahay madan sheegin
nuur carte
March 13, 2013 at 12:50 pm
ninkan sida iiga muuqata waa abwaan wax isku haya wana nin ree ugaas nuur ah waayo raga uu tirinayo oo dhan waa ugaas nuur marka waxaan sugayaa ninkii u jawaabi lahaaa
warhaye
March 13, 2013 at 6:19 pm
walle waxbaa kadhacay meesha war aniga waa la igaga fiican yahay gabaygee away ragii wax isku ahayay kolay waa jiin leey cidii kajawaabi lahayd way adagtahay mida kale nuur carte ogaden waligii waa uu isu gobayaa ee adiga ayanan afsoomaaliga garanaynin
maxmauud ahmed
March 13, 2013 at 6:23 pm
asc dhamaan bahda danwaanews.com
runtii gaybaygan waa gabay qiimo badan loona bahan yahay in lagu dhaqmo wax yalaha uu abwaanku iftiimiyay intaa kadib waxaan usgaynaa cida kajawaabot
shucayb aadan garaj
March 13, 2013 at 6:34 pm
gabaygan waxaan fahmilahaa isagoo cod ah inan maqlo waayo qoraalkiisu waa iska hor imaadsanyahay sheekada hordhaca aha iyo qaabka uu usocdo ood moodo inaanu cidna si cad u taabanayn
salieban
March 14, 2013 at 8:16 am
War nin yaho hada ayaad sheekadii kusoo celiseen ogaaden dhaxdii waxaaba lahee haabanayaa in c/ kuumade laysuwada keeno halfara noqdo ninkan gabayga tirinayow waad khaldantay sxb dadkii layskuduubi lahaa ayaad sii kala fogaynaysaa. Ee kadaa gabayga dadka hadii kale waxay noqon in ay reer cabdile isugabyaan fadlan cabdikoomade ayaan iskaynaynaa maanta ma aha ee ugabay xasan culusow
birta calanka ogadeniya
March 14, 2013 at 8:54 am
asc waxan dhihi laha anigu gabayga kii oo cod ah soo gali cid kuu jawabta la wayi mahayo ee anigu waxan kuu ahay tageer hadayna maxamedsubeer arintan aynan wax ka badalin waligood kursigan dhadhamin mahayan dagoodiga waligood hosta ha ka galeen
halgame
March 15, 2013 at 5:52 am
asc. warta waxan gabay mayahay? aniga waxay ilatahay markaan fiiriyay ama akhriyay in uusan uqalmin in lagu sheego gabay waayo gotka jiibta ma-aha.geeraanna wuu kahooseeyaa marka ma buraan burbaa
Cali ilex
March 16, 2013 at 6:36 am
Wakaa dullinimada maxamed subeer awalba ani faa’iido idinkama sugaynin dhankaad iga jirtaan unbuuna cadow iigasoo dhici bal ninkan yidhi waan gabyi ee Ogaden kusoo laabtay daya yuu caraabinayaa yaase wax kadhacey? Kursiga kali ah ee Ogaden oo dhan isugu tagay haduu doorashadi kuguuldaraystay asii u walaalki helay maxa isaga kamaqan
Ogadeni
March 19, 2013 at 7:52 pm