Dhamaan Taageerayaasha Musharaxa Ahmed Ali Weerar waxaan idiin soo gubninaynaa qaybtii labaad ee shirkii Mohamed Zubeer A kutaageerayeen Musharax Ahmed Ali Weerar.
Shirkan waxaa kahadalay wax garad iyo cuqaasha beesha Mohamed Zubeer kuwaas oo si kal iyo laabha u qaatay Ahmed waxaan idiinka muuqan doona muuqaalkan raga jilib culiusta ah ee horwadeenka u ah beesha Mohamed Zubeer kuwaas oo si hal hal ah ooga hadlaya hiilka iyo garabka ay u hayaan Ahmed Ali Weerar.
Tani waa cadayntii oogu danbaysay wana muqaal waafi ah dadkii ku andacoonayay in ay Reeer Ugaas-nuur kali ah Wataan Musharax Ahmed Ali Weerar hadaba ah arkaan madaxdii sare ee beesha Mohamed Zubeer ishii buktay kubogso.
Halkan kadaawo
Shortlink:
OBABAAY OBABAAY WAXAASAA WIIL AH ANAGAAN BADH BADHEYN OO INNA BEENTA AQOONIN EE ISHII BUGTAAY KUBIKAACSO MUSHARAX WAA WILKA DA,DA YAR WAA KUMA WAAKEE WAA AXMED CALI WEERAR {MASHQUUUUUUUL} GUUUUUUUUUUUUUUUU MASHQUUL.
Shirwac
February 10, 2013 at 12:19 pm