Daawo:Sheikh Umal oo Kala Dhig Dhigay Xuska Mowliidka

Filed under: Wacdi,Wararkii Ugu Dambeeyay,Xulka Wararka |

shiekh umalMuftiga waynt ee Soomaliyeed Shiekh Mohamed Abdi Umal ayaa waxa uu soo jeediyay muxaadaro qiimo badan taas oo uu ku kala dhig dhigay xusitaanka iyo u dabaal daga maalinta dhalashada nabiga oo kubeegnayd bishan aan kujiro ee ay soomaalidu u taaqaano Mowliid.

Sheikh oo kamid ah culimada geeska africa oogu cilmiga badan ahna sheikh uu alle ku manaystay balaaqo iyo cod karnimo ayaa ku jeex jeexay muxadaradiisan sida aysan diinta islaamku u banaynin xusitaanka dhalashada rasuulka isaga oo dul dhigay daliilo qawi ah oo biyo kama dhibcaan ah.

Xusitaanka bisha mowlid ayaa waxaa cabsaday kooxda Suufiyada oo iyadu intabadan ah kuwo aysan u bixin macnaha diinta kuwaas oo sheega ina y banaantahay xusitaanka maalinta mowlid.

Daawasho wacan


Shortlink:

Posted by on January 28, 2013. Filed under Wacdi, Wararkii Ugu Dambeeyay, Xulka Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

One Response to Daawo:Sheikh Umal oo Kala Dhig Dhigay Xuska Mowliidka

  1. kkk waxad shegaten webka danwa inad tihin khawarij xiqdina uhaya umadda calamka islamka e jecel nabigoda . Waxanse idin shegi ninkan ad amantisa kudheraten inusan umadda somaliyed inta xabibkoda jecel usan qimo agtoda kalahayn.
    Waxad ogatan jahilinyahay in xafid ibnu xajar alcasqalani iyo xafid nawawi ibnukathir suyudi ciraqi haythami subki ibnurajab etc. Ay qimo agtanada kaleyihin

    mohamud
    January 31, 2013 at 11:26 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>