Gabdhaha isticmaala Aalada facebook oo qarka usaaaran in ay qaadaan stress ama isku buuq.

Filed under: Wararkii Ugu Dambeeyay,Xulka Wararka |

facebook-taliban-p_2417950b
Facebook ayaa noqday balwad wada saameesa dhamaan bulshada caalamka, haba ugu badnaadeen dhilinta da’da yar, warbixin ay soo saartay The Time of India ayaa lagu sheegay in gabdhaha iyo wiilasha adeegsada facebook ay gabdhaha halis u yihiin in ay qaadaan stress, warbixinta ayaa xustay in gabdhaha stresska qaada ay yihiin kuwa markasta update gareeya status kooda, ama maalinkasta soo qora hadal kuna qora wall kooda, gabdhahaan ayaa la sheegay hadii aysan helin warbixin ay soo qoraan maalinkaas in ay dareemaancaajis ( boring).

Sidoo kale warbixin iyadane lagu qorayay jariidad laga leeyahay dalka Japan ayaa sheektay in gabdhaha status kooda aan laga bixin comment ay ka murugo badan yihiin gabdhaha kale, inbadan oo ka tirsan gabdhaha Asia ayaa ku qaada stres kadib markii hadalka ay soo qoraan laga bixin waayo comment.

Dalka Australia gabdha isticmaala facebook 69% waa kuwa update gareeya hadalada ay soo qoraan status ka, iyaga oo sheegay in aysan iska xakameen karin in maalinkasta ay hadal qoraan.

Warbixintaan ayaa muujineeso in gabdhaha si sahal ah ku qaadaan stress ka marka loo fiirsho, taas oo ku ah halis dhanka caafimaadka ama marka dambe keenta jiro nafsaani ah.

Shortlink:

Posted by on January 16, 2013. Filed under Wararkii Ugu Dambeeyay, Xulka Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Responses to Gabdhaha isticmaala Aalada facebook oo qarka usaaaran in ay qaadaan stress ama isku buuq.

  1. Kkkkkkk waxaan aad ula yaabay toddobaadya hore inay Islamihii Soomalida ku soo biireen ka dib Eeddo Xuunshe iyo Eeddo Xadiyo markay friend request iga soo codsadeen Ilaahay Amarkii.
    Kkkkkkk

    Xagar Dhuubow
    January 17, 2013 at 12:07 pm
    Reply

  2. kkkkkkkkkk mashaa allah war dhalinta FB isticmaasha ee wiilasha ah ha unaxariistaan hablaha gaar ahaan dhalinta soomaalidaw hableheena soomaalida ah status kooda comment ka dhiibta si uuna stress ugu dhicin alla ilaahayow hablahanaga stress ha ku ridin aaamiin

    c/naasir magool
    January 18, 2013 at 4:19 am
    Reply

  3. K.k.k.k.k.k. Nin aduunka joogow mxa aragti kuulaaban hada kadib comment badan ayan insha,allah uqaybin gabdhaha somaliyeed si aan hoos ugudhigo qulubka lagaqaado f.b

    Yusuf carab
    January 22, 2013 at 8:12 pm
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>