U diyaar Garowga Ciidul Fidriga Magaalada Gaarissa (daawo)

Filed under: Video,Wararkii Ugu Dambeeyay |

Udiyaar gowga ciidul fidriga ayaa waxaa si wayn looga daremaya caasimada gobalka waqooyi bari kenya taas oo ay kajirto saxmad iyadoo ay goobaha ganacsiug buux dhaafiyeen boqolaal dad muslimiin ah kuwaas oo dhamantood ku howlan gadhashada dharkii ay ciida kutukan lahaayeen.

wariyaha shabakada danwaa media network haashim ismaciil koosaar ayaa muqaalkan kasoo qaaday sida ay tahay xaalada iyo u diyaar garowga ciida magaalada garissa

halkan kadaaawo

Shortlink:

Posted by on August 17, 2012. Filed under Video, Wararkii Ugu Dambeeyay. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>