Wednesday, September 3rd, 2014

U diyaar Garowga Ciidul Fidriga Magaalada Gaarissa (daawo)

Published on August 17, 2012 by   ·   No Comments

Udiyaar gowga ciidul fidriga ayaa waxaa si wayn looga daremaya caasimada gobalka waqooyi bari kenya taas oo ay kajirto saxmad iyadoo ay goobaha ganacsiug buux dhaafiyeen boqolaal dad muslimiin ah kuwaas oo dhamantood ku howlan gadhashada dharkii ay ciida kutukan lahaayeen.

wariyaha shabakada danwaa media network haashim ismaciil koosaar ayaa muqaalkan kasoo qaaday sida ay tahay xaalada iyo u diyaar garowga ciida magaalada garissa

halkan kadaaawo

Nagala Soo Xidhiidh Email danwaanews9@gmail.com ama fallow us https://twitter.com/danwaaanews

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

wararkii hore

guba sadexaad

Deg Deg:Dhagayso Dhulbahante oo Kudhagan Heelaale iyo Silsiladii Gubada Sadexaad oo Cirka isku Shareertay +Rugcadayaa Waa Wayn oo Soo Galay Guba 3 (Gabay Cusub Ka Gar Suga)

August 13, 2014
Gabaygan oo Soo Baxay 30/7/214 ayaa Cilad dhanka Farsamada ah Aw-geed ooga Dib Dhacay in uu Kasoo Hor ...
faalo

Falanqaynta Sil-silada Gubada Sadexaad (Aragtida Dadwaynaha)

August 12, 2014
Sidaan Lawada Socono Waxaa Furmay Bishii Lixaad ee sanadka 2014 ka Sil Siladii Guba ee oo gudhnayd in ...
gubada sadex

Dhagayso:Gabaygii Ga’gow oo Jawaab u Ah Sadex Gabay oo Kala Ah,Gud Gude,Gabi Dumay iyo Gantaal (Wajaabtii Dhulbahante ee Gabaygii Gud Gude)

August 11, 2014
Gabaygan waa waxa uu daba socdaa Sil Siladii Gubada Sadexaad waxaana Tiriyay Abwaan Abdi Hurre Dabayl oo ah ...
gubada sadex

Deg Deg:Dhulbahante oo Gabay Qiiro Badan Soo Saaray iyo Abwaan Hurre Dabayl oo Wacdaro Aanan Waligeed Dhicin Soo Bandhigay (Ga’gow Waa Gabay Cusub oo Dhamaan Gabayadii Hore Meel iska Dhigay )

August 10, 2014
  Abwaanka Rugcadaaga ah ee Abdi Huree Dabayl ayaa Nasoo Gaadhsiiyay Gabay Qiiro Badan oo Gabayadii Hore Meel iska ...
guba sadexaad

Deg Deg:Gabay Cuusb oo Hawada Soo Galay iyo Absame oo Wali Kudhagan Abwaan Abdirashiid Jamac Boos (Gabayga Gar-nayl iyo Abwaan Abdixakim Mohamed Haadi)

August 10, 2014
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Bandhigaynaa Gabay Cuusb kaas oo uu tiriyay Abwaan Abdixakiim Mohamed Haadi(Shaacir) ayaa waxa uu ...
guaba 3

Kubiir oo Kaga Qayb Qaado Sugaanta Gubada Sadexaad Adiga oo Adeegsanaya Barta Facebook-ga (New Page)

August 9, 2014
Dhamaan Abwaanada iyo dadka xiiseeya suuganta waxaanu u soo jeedinaynaa qaab dhibyar oo ay kula socon karaan suuganta ...