Wednesday, July 30th, 2014

Ciidamo Dheeraad ah Oo Loo Diray Gobalka Tana River

Published on August 17, 2012 by   ·   No Comments

Cidamo bolis iyo kuwa GSU oo dheeri ah aya waxa loo diray countiga Tana River si ay u qaboojiyaan rabshadahau dhaxeeya dadka xoola dhaqatada iyo beeraaleyda oo halkasi kajira kadib marki shalay  3 qof kunaf waayeen  rabshada halkasi kadhacay.

Rabshadahani aya waxa ay kadhasheen arin kusaabsan daaqa waxa lasheeegay in ay 3 qof kudhinteen 4 kalena ay kudhaawacmeen ayada oo guryo badana dab laqabadsiiyay tuulooyinka Kilelengwani iyo  Kau oo katirsan countiga Tana River.

Gudoomiyaha gobolka xeebta Samuel Kilele aya sheegay in ciidamada dheeriga ah loogu taal agalay in dib u soo celiyaan anabd galyada iyo kala dambeynta goobaha ay iskudhacyada kajiraan waxa uuna sheegay in gudiga nabad agalyada countiga iyo wax garadka  ay fadhiyo nabad galyada looga hadlayo ay leeyihiin si loosoo afjaro dhaibada halkasi kajirta.

Hassan Salah Abdi

danwaanews.com

garissa kenya

 

Nagala Soo Xidhiidh Email danwaanews9@gmail.com ama fallow us https://twitter.com/danwaaanews

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

wararkii hore

war deg deg ah

Deg Deg :Gaabaygii Gantaal oo Jawaab Culus Laga Baxshay iyo Abwaan Khadar oo Soo Saaray Gobtii Ree Garaad (Gubadii 3 aad)

July 14, 2014
Gabaygan waxaa uu kamid yahay duufaantii gubadii sadexaad ee uu furay abwaan ahmed sheikh ali heelaale oo ah ...
saado ali

Deg Deg :Gabaygii Guba ee uu Furay Abwaan Helaale oo ay Kusoo Biirtay Saado Cali Warsame (Xaajo ugub ah )

July 1, 2014
Fanaanada Caanka ah ee Saado Cali Warsame oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante oo uu Dhawaan Abwaan Ahmed Sheikh ...
ahmed helaale

Akhriso Abwaano Caan ah oo Wax Kayidhi Gabayga Gubada 3 aad ee uu Abwaan Helaale Furay iyo Gbaygii Loogu Soojawabay

June 29, 2014
Sidaad la wada socotaan waxaa daah furmay mar sadexaad suugaantii iyo gabayadii Guba waxaana doorkan daah furay abwaan ...
ABWAAN-CABDIRASHIID

Deg Deg:Gabaygii Gubadii 3 aad ee uu Furay Abwaan Heelaale oo Loo Soo Jawabay Gabay Lamagac Baxay Gantaal oo anan Ogaden waxba Loo Reebanin

June 29, 2014
Waxaanu dhowaan baahinay Gabay uu tiriyey Abwaan Ahmed Sheikh Ali (Helaale) kaasi oo la magac baxay Gud gude ...
ahmed helaale

Akhriso oo Dhagayso Gabaygii Cusbaa ee Gubadii 3 aad iyo Gabaygii Gud Gude iyo Abwaan Helaale

June 28, 2014
Wakaalada wararka ee danwaa media Network waxay horay idiinku soo bandhigay gabaygii cusbaa ee gubadii 3 aad iyo ...
sheik umal

Daawo:Bisha Ramathaan oo Kenya Laga Arkay (Bayaanka Culimada)

June 28, 2014
iyada oo ay maanta ku beegantahay maalin sabti ah ayaa waxaa wadanka kenya laga arkay bishii Ramathaan waxaana ...