Wednesday, July 30th, 2014

Amaanka Garoonka Ciida Ee Magaalada Garissa Oo La adkeeyay(aqri sababta)

Published on August 17, 2012 by   ·   No Comments

iyadooy dadka muslimiinta ah isu diyaarinhayaan gudasha ciidulfidriga ayaa waxaa dhaaran soo baxahay hadalo la isla dhaxmarahayo kuwaas oo ahaa in laqrindoono musalu ciidka magalada garissa ee looyaqaan Genral Mohamud Eid preyer  kaas oo ay dadka reer garissa badan koodu isug yimaadaan maalmaha ciid ah.

Arinta ayaa waxay wal wal ku beertay dadka musliminta ah ee kudhaqan magalada garissa kuwaas oo aad u hadal hayay maalahan waxayna walaac kamuujiyeen wararka lasheegahayo in laqarxin doono maalinta ciida ah dadka u soo tukasho doontay garoonka waxana arintaas ka hadalay culimada kaladuwan ee kudhaqan magalada garissa iyaga dowlada oogu baaqay in ay sugaan amaanka garoonka.

Xalay salaadii cisho ayaa waxaa masaajida laga iclaamiyay in ay ciidamo badan oo muslimiin ah lagu daad gureeyay agaga gaarka garoonka iyoaga oo ilaa habeen hore dhoobnaa garoonka waxayna gaadhka hayaan lasocodka dhaq dhaqaa habeenkii iyo maalinimadiiba.

Ciidanka ayaan wax dhib ah u gaysanaynin dadka habeenkii u soo cibado tagamasjidka iyo waliba dadka marahaya wadooyinka agmara masjidaka waxaana arintaas u xaqiijiyay dadka musliminta ah ee reer garissa imaanka masjidka Nuur ee kuyala xaafada Jariibu mar uu xalay salada cisho kadib dadka kula hadlayay gudaha masjidka issaga oo sheegay in ay amaanka sugayso dowaladu ooguna baaqay dadka musliminta ah in ay soo xaadiraan salaada ciida.

Sheikh abdulqadir-jilaani ayaa sidoo kale kadhawaajiyay in aysan waxba kajirin wararka kutidhi kuteenta ah ee suuqa lasoogaliyay issaga oo sheegay in ciidii tan ka horaysayba ay arintan oo kale maqleen balse aysan jirin wax dhacay waxa uuna intaas ku daray in jiraan kooxo dadka khaakul galinahay kuwaas oo doonahya in ay san muslimiintu soo xaadirin goobaha cibaadada.

Magalada garissa ayaa waxaa lagaga tukadaa dhowar goobood ay kamid tahay Masjidka Jamaca,Young muslim,Baashaal,Buula Madiina, iyo Garoonka wayn ee General Mohamud BA

Nagala Soo Xidhiidh Email danwaanews9@gmail.com ama fallow us https://twitter.com/danwaaanews

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

wararkii hore

saado ali

Deg Deg :Gabaygii Guba ee uu Furay Abwaan Helaale oo ay Kusoo Biirtay Saado Cali Warsame (Xaajo ugub ah )

July 1, 2014
Fanaanada Caanka ah ee Saado Cali Warsame oo kasoo jeeda Beesha Dhulbahante oo uu Dhawaan Abwaan Ahmed Sheikh ...
ahmed helaale

Akhriso Abwaano Caan ah oo Wax Kayidhi Gabayga Gubada 3 aad ee uu Abwaan Helaale Furay iyo Gbaygii Loogu Soojawabay

June 29, 2014
Sidaad la wada socotaan waxaa daah furmay mar sadexaad suugaantii iyo gabayadii Guba waxaana doorkan daah furay abwaan ...
ABWAAN-CABDIRASHIID

Deg Deg:Gabaygii Gubadii 3 aad ee uu Furay Abwaan Heelaale oo Loo Soo Jawabay Gabay Lamagac Baxay Gantaal oo anan Ogaden waxba Loo Reebanin

June 29, 2014
Waxaanu dhowaan baahinay Gabay uu tiriyey Abwaan Ahmed Sheikh Ali (Helaale) kaasi oo la magac baxay Gud gude ...
ahmed helaale

Akhriso oo Dhagayso Gabaygii Cusbaa ee Gubadii 3 aad iyo Gabaygii Gud Gude iyo Abwaan Helaale

June 28, 2014
Wakaalada wararka ee danwaa media Network waxay horay idiinku soo bandhigay gabaygii cusbaa ee gubadii 3 aad iyo ...
sheik umal

Daawo:Bisha Ramathaan oo Kenya Laga Arkay (Bayaanka Culimada)

June 28, 2014
iyada oo ay maanta ku beegantahay maalin sabti ah ayaa waxaa wadanka kenya laga arkay bishii Ramathaan waxaana ...
ramathan

Culimada Kenya oo iClimaasay Barri in ay Soontahay (Ramadhaan Kariim)

June 27, 2014
Sheikh oogu Caansan Qaaradan Africa Shiekh Mohamed Abdi Umal Ayaa Caawa Iclaamiyay in ay Bari Soontahay kadib markii ...