Thursday, August 28th, 2014

Cabsi ka jirta degmada Jowhar iyo ciidamada dowladda oo ka dhaqaaqay Balcad

Published on July 29, 2012 by   ·   No Comments

Wararka ka soo baxaya gobollka Sh/dhexe ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka ruqaasadeen degmada Balcad iyaga oo ku sii jeeda degmada Jowhar ee xarunta gobollka Sh/dhexe.

Dad ku sugan degmada Balcad iyo deegaannada ayaa sheegay in ay arkaan ciidamo ku hubeysan Tangiyo oo ay leeyihiin kuwa AMISOM gadiidka dagaallka ciidamada dowladda oo ku sii jeeda dhinaca degmada Jowhar.

‘’Ciiidamada waxaa ay inoo dhaafeen dhinaca deegaannka Qalimow, waxaana ay wateen ciidamada ilaa 10 Taangi ayuu yiri,’’ qof ku sugan deegaanka lagu magacaabo Gololey.

Saraakiisha dowladda KMG ayaa sheegay in ay qorsheynayaan sidii ay ula wareegi lahaayeen degmada Jowhar ee xarunta gobollka Sh/dhexe halkaasoo ah magaalo ay siweyn u degan yihiin xoogagga Al-shabaab.

Warar ka soo baxaya degmada Jowhar ayaa sheegay halkaa ay ka jirto cabsi aad u xoogan oo ay qabaan dadka degmada, iyadoo sidoo kalana ay jiraan dhaq dhaqaaqyo ay wadaan dagaalyahannada Al-shabaab.

Nagala Soo Xidhiidh Email danwaanews9@gmail.com ama fallow us https://twitter.com/danwaaanews

Readers Comments (0)



Current day month ye@r *

wararkii hore

gubada sadex

Deg Deg:Dhulbahante oo Gabay Qiiro Badan Soo Saaray iyo Abwaan Hurre Dabayl oo Wacdaro Aanan Waligeed Dhicin Soo Bandhigay (Ga’gow Waa Gabay Cusub oo Dhamaan Gabayadii Hore Meel iska Dhigay )

August 10, 2014
  Abwaanka Rugcadaaga ah ee Abdi Huree Dabayl ayaa Nasoo Gaadhsiiyay Gabay Qiiro Badan oo Gabayadii Hore Meel iska ...
guba sadexaad

Deg Deg:Gabay Cuusb oo Hawada Soo Galay iyo Absame oo Wali Kudhagan Abwaan Abdirashiid Jamac Boos (Gabayga Gar-nayl iyo Abwaan Abdixakim Mohamed Haadi)

August 10, 2014
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Bandhigaynaa Gabay Cuusb kaas oo uu tiriyay Abwaan Abdixakiim Mohamed Haadi(Shaacir) ayaa waxa uu ...
guaba 3

Kubiir oo Kaga Qayb Qaado Sugaanta Gubada Sadexaad Adiga oo Adeegsanaya Barta Facebook-ga (New Page)

August 9, 2014
Dhamaan Abwaanada iyo dadka xiiseeya suuganta waxaanu u soo jeedinaynaa qaab dhibyar oo ay kula socon karaan suuganta ...
GUBA

Dhagayso:Absame oo Sida Gantaalada Gabayo oogu Rushaynaya Dhulbahante iyo Gabay Dhulbahante Kala Diray (Wacadaro Suugaameed)

August 2, 2014
Waa Gabay Dhulka Ladhacaya Dhulbahante waana hubaal in ay Ka Gil Gilan doonaan Hadii ay Dhagaystaan waxaana Gabaygan ...
abwaan abdullahi sheikh farax

Dhagayso:Gabay Cusub oo Dhulka Ladhacay Abwaan Abdirashiid Jaamac Boos Helaalana Su’aalo Mucjisa ah Hordhigay (Abwaan Abdullahi Shiekh Farax iyo Gabayga Gabi Dumay Wacdaro Cuusub iyo Suugaantii oo Cirka isku Shareertay)

July 30, 2014
Abwaan Abdullahi Shiekh Farax (Abdullahi Kaad) ayaa waxa uu soo gaadhsiiyay Wakaalada wararaka ee Danwaanews.com gabay Cusub oo ...
GUBA

Faallo:Gabaygii oogu Danbeeyay ee Gubada Sadexaad iyo Tusaale iyo Talo Celin Kuwajahan Abwaanada Gabaygan Ka Qayb Qaadanaya

July 27, 2014
Asc  salaan kadib faallo gabaygii ugu danbeeyay guba....... Iyo tusaalayn iyo rayi calin guud ayaan rabaa inaan idinla wadaago ...